Tumgik
#ciyaaraha qadar
berberanews · 1 year
Text
Qadar oo Digniin culus u dirtay dadka Qowmu Luudka ee ciyaaraha kasoo qaybgalay
Qadar oo Digniin culus u dirtay dadka Qowmu Luudka ee ciyaaraha kasoo qaybgalay
Qatar-(Berberanews)-Qatar ayaa u digtey taageerayaal doonaya inay soo qaataan calanka Qowmu Luudka,Taliye Booliis General Cabdulcasiis Cabdullaahi oo arintan ka hadlaya wuxuu AP u sheegay Sidan . “Haddii uu taageere kor u qaado calanka Qowmu Luudka oo aan ka qaado, sababtu maaha inaan u gefayo, laakiin waxaan rabaa inaan isaga ilaaliyo Naftiisa . Sababtoo ah qof kale oo ag fadhiya ayaa laga…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 1 year
Text
Halkee bay marayaan Ciyaaraha dalka Qadar?
Halkee bay marayaan Ciyaaraha dalka Qadar?
Qatar-(Berberanews)-Waxaa dalka Qadar wali ka socda tartanka ciyaaraha koobka kubadda cagta adduunka ee 2022. Waxaa maanta kooxaha wada dheelay ka mid ah Sacuudiga iyo Poland. Poland ayaa 2 iyo – 0 uga badisay xulka qaranka Sacuudiga. Xulka Sacuudiga ayaa toddobaadkan dad badan ka yaabiyay ka dib markii ay 2 iyo – 1 uga badiyeen xulka dalka argentina. Ciyaaraha kale ee maanta dhacay waxaa ka…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes