Tumgik
berberanews · 11 days
Text
Qodobo ka soo baxay kal-fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland
Hargeysa-18-04-2024-(Berberanews)-Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar garoobayo iyo qorsheyaasha guud ee qaranka ee dhinaca maaliyadda, amniga…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 12 days
Text
Ethiopia: Dagaallo kazoo cusboonaaday Tigrayga iyo Axmaarada
Addis Ababa(Berberanews) – Dawladda deegaanka Axmaarada ayaa ku dhawaaqday in dagaal dhamaystiran ay kusoo qaadeen ciidamada Tigraygu, isla markaana colaad horleh ay ka holci doonto woqooyiga Itoobiya. War-saxaafadeed uu soo saaray maamulka ku-meelgaadhka ah ee deegaanka Amxaarada ayaa lagu shaaciyey, in duullaan ay u dhamaystiran yihiin ciidamada Tigrayga iyo maamulkoodu ay kusoo qaadeen waxa…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 12 days
Text
Ciidammada Booliska Somaliland oo xidhay Fannaanada Ugbaad Aragsan
Hargeysa-(Berberanews)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaaccaawa xabsiga dhigay Fannaanada Ugbaad Maxamuud Cabdi (Ugbaad Aragsan). War kasoo baxay Taliska Booliska ayaa lagu sheegay in ciidanku xidheen fannaanada oo ku eedaysan dhaqan xumo. Warka kasoo baxay Booliska ayaa u qornaa sidan: “Ciidanka Booliska JSL ayaa  gacanta kusoo dhigay Eedaysan Ugbaad Maxamuud Cabdi , taasi oo dhawaanahan baraha…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 13 days
Text
Wiil ku dhintay Biyo-dhacay oo Maydkiisa la helay 
youtube
View On WordPress
0 notes
berberanews · 13 days
Text
Maxkamadda Ciidamada Somaliland oo xukuntay askari shacab baadhay
Hargeysa-(Berberanews)-Maxkamadda Derejada koowaad ee Ciidamamada Qaranka Somaliland, ayaa 7 sanadood oo xadhig ah ku xukuntay Askari Dable Maxamed Cabdi Xariir oo dad shacab ah baadhay. War kasoo baxay Taliska Booliska oo ku saabsan xukunka askariga ayaa u qornaa sidan: “Maxkamadda Ciidamada Darejada 1aad ayaa saaka 7 sannaddood oo xadhiga ku xukuntay Dable Maxamed Cabdi Xariir oo ka tirsanaa…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 14 days
Text
Israel oo 5 qof ku dismay weerar ay ku qaaday Falastiin
Shan qof ayaa ku dhaawacantay weerar cirka ah oo ay Israa’iil ku qaaday meel u dhow isbitaalka Yurub ee koonfurta magaalada Khan Younis,sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Wafa oo soo xiganaysa ilo caafimaad. Wakaaladdu waxay sheegtay in ciidamada Israa’iil ay sidoo kale nadiifinayeen dhul beereed ku yaalla xaafadda Al-Manara oo koonfur-bari kaga beegan Khan Yuunis. Waxa ay intaa ku…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 15 days
Text
Budhcad-badeed Somali ah oo lacag kusii daayay markab ay haysteen
Somalia-(Berberanews)-Markabka MV Abdullah ee laga leeyahay dalka Bangaladesh oo ay la socdeen 23 badmaaxiin ah ayaa laga sii daayay kooxda budhcad badeedda Soomaalida ee haystay. Badmaaxiinta iyo markabka ayaa la sii daayay ka dib markii lacag madax furasho ah looga soo tuuray diyaarad helikobter ah, sida ay sheegeen ilo wareedyadu. Si kastaba ha ahaatee, waxaan markiiba la ogaan karin inta ay…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 15 days
Text
Iran oo weerar gantaalo ah xalay ku Harqisay Israel
WASHINGTON —(Berberanews)- Iran ayaa qaaday weerarkii ugu horreeyey oo ay ku bartilmaameedsanayso Israa’iil, iyada oo weerarkan ka soo qaaday gudaha dalkeeda, tallaabadan oo noqonaysa, mid uga sii daraysa xaaladda gobolka bariga dhexe. Telefiishanka dawladda Iran ee lagu magcaabo IRINN ayaa sheegay in ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ahi inay saqdii dhexe ee xalay bilaabeen weeraro dhinaca…
Tumblr media
View On WordPress
1 note · View note
berberanews · 16 days
Text
Ciidammada Ilaalada Iran oo Afduubay Markab Ganacsi oo Israel saami ku leedahay
Iran-(Berberanews)-Ciidamada ilaalada kacaanka ee Iiraan ayaa gacanta ku dhigay markab xamuul ah oo xidhiidh la leh Israa’iil kaasi oo Sabtida maanta ah marayey marin biyoodka Hormuz, sida ay warisay wakaaladda wararka ee Iiraan, waxayna tani imanaysaa maalmo kadib markii Tehraan ay ka digtay in ay aaggaas ka xireyso safarrada maraakiibta. Wakaaladda IRNA ayaa ku warrantay in diyaarad helikobtor…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 16 days
Text
Aabbe la ciiday 29 carruura oo uu dhalay
youtube
View On WordPress
0 notes
berberanews · 16 days
Text
Madaxweyne Biixi oo ka qaybgalay Aaska Marxuum Abiib Diiriye
youtube
View On WordPress
0 notes
berberanews · 16 days
Text
Qaar ka mid ah dalalka Carbeed oo diiday in dhulkooda lagaga duulo Iran
Qaar ka mid ah dalalka Carabta ayaa diiday in Maraykanku dhulkooda ka qaado duullaan ka dhan ah dalka Iran oo xurguf siyaasadeed ka dhex oogantahay Israel iyo Maraykank oo isgarabsanaya iyo Iran. Dalalka Qatar iyo Kuwait ayaa soo saaray amarro ka mamnuucaya in diyaaradaha Maraykanka ee dagaalka aan loo ogoleyn inay u isticmaalaan saldhigyada hawada dalalkan Carabta ah si ay duqeymo uga geystaan…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 16 days
Text
Khasaaraha ka dhashay Dagaal ka dhacay  Addis Ababa
Addis Ababa (Berberanews) – Dhawr qof ayaa ku geeriyooday xabbado ay gudaha magaalada Addis Ababa isku weydaarsadeen ciidamada booliska iyo dagaalyahanno ka tirsan jabhadda axmaarada ee Fano. War-saxaafadeed uu soo saaray booliska Addis Ababa ayaa waxa ay ku sheegeen in ay gacanta ku dhigeen masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Fano iyo dagaalyahanno, isla markaana ay soo afjareen rabshado…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 17 days
Text
Dhimashada Gaza ayaa gaadhay 33,634
Gaza-(Berberanews)-Ugu yaraan 89 qof oo kale ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ay ku qaadday marinka Qaza 24-kii saac ee la soo dhaafay, taas oo tirada guud ee dhimashada tan iyo markii uu dagaalka billowday ka dhigaysa ugu yaraan 33,634, sida lagu sheegay tirooyinkii ugu dambeeyay ee Wasaaradda Caafimaadka. Dhanka kale, 120 kale ayaa ku dhaawacmay, iyadoo tirada guud ee dadka dhaawaca ah ay…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 17 days
Text
“IGAD waxay awood u yeelan kartaa inay dejiso heshiis lagu wadaagayo kheyraadka badda." Kenya
Kenya-Dowladda Kenya ayaa soo jeedisay heshiis dhinaca badda ah oo marin-badeed lagu siinayo dalka Ethiopia si loo yareeyo xiisadda ka dhalatay heshiiskii is afgarad ee Somaliland iyo Ethiopia. oo lagu qaboojinayo xiisadda u dhaxaysa Itoobiya iyo Soomaaliya, taasoo ka dhalatay markii Itoobiya ay Somaliland heshiis kula gashay inay deked iyo saldhig militari ka samaysato biyaha Soomaaliya. “IGAD…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 19 days
Text
Ethiopia's Supreme Council for Islam expresses concern about violence against #Muslims.
Ethiopia-(Berberanews)-There has been a concerning increase in attacks in the Amhara regional state specifically targeting Muslims, which has alarmed the #Ethiopian Islamic Affairs Supreme Council. The Muslim community is afraid as a result of tragic events like bombings, kidnappings, and horrific killings.According to recent reports, following evening prayers, a horrific attack occurred in…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 19 days
Text
Golaha Sare ee Islaamka Itoobiya oo warbixin maxdin leh kasoo saaray weeraro ka dhacay Axmaarada
Qaylo dhaan ka soo saaray weerarrada lagu hayo Muslimiinta gobolka #Axmaarada Ethiopia-(Berberanews)-Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka ee Itoobiya ayaa walaac xooggan ka muujiyay weerarrada ba’an ee lagu beegsanayo dadka muslimiinta ah ee ku nool gobolka Axmaarada. Dhacdooyin naxdin leh oo isugu jira dil arxan darro ah, qaraxyo iyo afduub ayaa shacabka muslimiinta ah ku reebay cabsi. Wararkii…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes